Madaxweyne Xaaf oo caawa Xaalku ku xunyahay iyo labo Wado oo u furan

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xiligan wajahaya xaalad siyaasadeed oo aad u adag, waxa uuna u muuqdaa mid gabalkiisu uu sii dhacayo oo kadabada tagaya saaxabdiis Shariif Xasan iyo Cabdiweli Gaas. Xaaf ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo kaga imaanaya dowlada federaalka , waxaana guul daradii ugu dambeesay Xaaf uu la kulmay maanta … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo caawa Xaalku ku xunyahay iyo labo Wado oo u furan